Please enable JavaScript to access this page. Balwada

Balwada

 Balwada

Balwadu waxa ay ahayd astaan ilbaxnimo oo lagu xaragoodo xilliyadii 1970s iyo 1980s. Balwadaha waxa ugu caansanaa sigaarka, waa sababta loogu arki jiray fagaarayaasha; miisaska madaxda iyo goobaha kulmada dadweynaha.

Waayadan danbe na qaar baa ka dhigtay astaanta caqli badnaanta ama fekerka. Mid kasta oo laba buug akhriyey waa inuu sigaar isku sawiraa, xitaa haddii aanu cabin waa in uu barihiisa bulshada soo dhigaa si loo ogaado inuu faylasuuf(caaqil) yahay.

Post a Comment

0 Comments